Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Ciidanka la dagaalanka argagixisada gobolka Sanaag oo gaaray gobolka Soool Ciidamo Hubaysan oo uu wato General Indho Yare ayaa gudaha u galay magaalada Laasacaanood kuna biiray dagaalka ka dhanka ah Isbahaysiga SNM iyo alshabaab …

5th October 2024  admin  

Dowladda Maraykanka ayaa cambaaraysay weerarada aan kalasoocidda lahayn ee shacabka Reer Laascaanood lagu laayay, weeraradaasoo ay guryahooda uga qaxeen dad ka badan 185 kun oo qof. Dowladda Mareykanku waxay ku baaqday ‘in la joojiyo dagaalka, kuwa mas’uulka ka ahna lala …

5th October 2024  admin  

Ku dhowaad 100 qof oo ku dhintay dagaalka Laascaanood Ugu yaraan 96 qof ayaa ku dhintay in ka badan laba toddobaad oo iska hor-imaadyo u dhexeeyay ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka magaalada Laascaanood, sida uu sheegay agaasimaha Isbitaalka Laascaanood. “Waxaan …

5th October 2024  admin  

Dhibaatada Soomaalidu ay ku qabaan Dal-ku-galka Kenya Ka hadlidda dhibta ka taagan qaadashada dal-ku-galka Kenya ayaa soo cusboonaatay kadib markii warqad dowladda Soomaaliya ay ku tilmaantay been-abuur lagu faafiyay baraha bulshada. Warqad ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya …