Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st September 2024  admin  

Waa kuma safiirka cusub ee uu Mareykanka u soo magacaabay Soomaaliya ee uu madaxweyne Xasan ka guddoomay warqadaha? Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Mareykanku usoo magacawday Soomaaliya Richard H. Riley, isaga oo ka …

21st September 2024  admin  

Siyaasiyintii USC iyo SNM oo qabyaalddii ay Somaliya ku bur buriyeen la galaxy Masaajidadada. Haddaad horay uga yaabanayd madaxweyne Culusoow oo maalinta Jimca qabyaalad uga sheekèya Masàjidka, hadda waxa ku soo biiray Faysal Dhurwaa.. khudbadda Ina Dhurwaa ka Dib maxaa …

21st September 2024  admin  

Sahro iyo Biixi ayaa mujaahideen ah Caruurtayada Imtixaan looga dhigi maayo Taliska Booliska ee Gobolka sanaag iyo Masuuliyiinta Degmada Badhan Ayaa Digniin Udiray Qaar kamid ah Dugsiyada Waxbarashada Ee Gobolka Sanaag oo ay Sheegeen in ay ku Howlanyihiin in ay …

21st September 2024  admin  

Maxaad kala socotaa Xuska Geela ee Soomaaliya ka dhacaya? Qaramada Midoobey ayaa sannadkan 2024 u aqoonsatay Sannadka Bahda Geelasha Adduunka, kaas oo looga golleeyahay in sare loogu qaado ogaalka dadweynaha iyo dadka siyaasadda dajiya ee la xiriira kaalinta xayawaankani kaga …