Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Maxay ka wadahadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qadar? Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Qadar uga qeybgalaya shirka Qaramada Midoobay ee dalalka ugu hooseeya caalamka – dhinaca horumarka ayaa la kulmay Amiirka dalkaas Sheekh Tamiim Binu Xamad. “Madaxweynaha …

4th October 2024  admin  

Khudbadda Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ee Shirka Horumarinta Degmada Boosaaso hiigsiga 2030. …

4th October 2024  admin  

Guddiga Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka oo la kulmay Wasiirka Kalluumeysiga Guddiga Beeraha, Horumarinta reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka badda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Soomaaliya …

4th October 2024  admin  

Dowladda Soomaaliya oo deeq lacag ah ku wareejisay Dowladda Turkiga  Dowladda Soomaaliya oo maanta wareejisay 5-malyan Doollar oo ay dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed uga qeb qaadanayaan u gurmashada walaalaha Turkiga oo uu dhawaan dalkoodu ka dhacay dhul gariir qasaaro geystay. Munaasabadda …