Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Qatar oo maanta dhaarisay ra’iisul wasaare cusub Wakaaladda Wararka Qatar ee QNA ayaa sheegtay in Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani loo dhaariyey madaxda cusub ee dowladda, ayada oo aan bixin faah-faahin intaas dheer. Amiirka xukuma Qatar Sheikh Tamim bin …

4th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Sharciyada Cunaqabateynta Maaliyadeed ee ciman, Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka iyo Korontada Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xoogga saaraya hirgelinta hannaan dowladnimo oo ku dhisan sharci iyo xeerar nidaamiya hay’adaha  …

4th October 2024  admin  

Israa’iil ayaa dooneeysa in ay xiriir la sammeeysato dawladdaha Indooniishiya, Muriteeniya, Soomaaliya iyo Neeyjar. Wasiirka Arrimaha Dibbedda ee Israa’iil ayaa arrintan dabbadda ka riixaya. Soomaaliya iyo Israa’iil welligood xiriir dublimaasiyeed ma yeelan, laakiin waxa ay sheegeen in sanadkii hore ay …

4th October 2024  admin  

Dal Muslim ah oo dumarkiisa ay u dabaaldegaan furriinka Waxaa dhif ah in la arko in dumar badan oo ku nool caalamka inay sameeyaan dabaaldegyo ay ku xusayaan furriinka. Si kastaba ha ahaatee, dalka Mauritania, oo ah waddan Muslim ah, …