Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Dagaal oogaha beesha Sure oo sheegay inuu qaati ka taagan yahay nabadda. Ugaaska beesha Sure, Ugaas Cabdulaahi, oo ah dagaal ooge aan tamar lahayn oo soo daahay ayaa sheegay inuu qaati ka taagan yahay nabadda . Ugaaska oo dhowaan sheegay …

4th October 2024  admin  

Warbixin :Ku dhawaad 40 kun oo neef ayaa caawa laga dhoofiyay Dekedda magaalada Boosaaso si loogu iibgeeyo Wadamada Carabta, waxaana kormeer ku tagay Wasiiro katirsan Xukuumadda Puntland …

4th October 2024  admin  

Xukuumadda Mustafe Omar oo iska fogeysay inay ku lug leeyahay dagaalka Laascaanood Xukuumadda Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa iska fogeysay eed la xiriirta in ciidamadoodu ay ku lug leeyihiin dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, kadib markii masuuliyiinta Somaliland …

4th October 2024  admin  

Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hargeeysa ayaa laga sugayey ineey kala baxaan ciidankooda dhulka SSC, balse war ay maanta soo saareen madaxda maamulkaas ayeey ku sheegeen in ciidanka tolka ah ee soo gurmaday ay ka baxaan magaaladda Laascaanood. Shacabka gobolka Sool …