Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—œ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฆ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป Muqdisho, Maarso 20, 2023: – Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dalka Suudaan, Marwo Axlaam …

4th October 2024  admin  

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland oo ka Duulaya Maalinta Doorashada Goleyaasha Deegaannada Puntland oo ku Suntan 25 May, 2023. Waxa uu halkan Ku Shaacinayaa Muddo-hawleedyada Doorashada Goleyaasha Deegaanada Puntland Kuwooda hortabinta u leh Maalinta Doorashada. …

4th October 2024  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasibad ka dhacday xarunta madaxtooyada ee Soomaaliya wuxuu ku saxeexay illaa sideed sharci oo muhiima oo taabaya dhinaca ammaanka, arrimaha bulshada, khayraadka, dhaqaalaha, iwm. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada, sharciyada …

4th October 2024  admin  

Xildhibaanada faderaalka ee tagay Laascaanood iyo ujeedkooda Wefdi xildhibaanno ah oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya, kana soo jeeda gobolka Sool ayaa shalay gaaray magaalada Laasacaanood oo tan iyo 6-dii bishii hore uu ka socday dagaal u dhexeeya dadka …