Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Isimada Koonfurta Soomaliya ka yimid yeey la hadlayaan? Labaatankii sano ee ina soo dhaaftay dawladda Federaalka Soomaaliya ee ka shaqaysa Muqdisho, waxay ku wareersanaayeen xaaladda waqooyiga Soomaaliya oo waxay qeexi kari waayeen “eryaga Somalilandtii ay kula hadli jireen dalalka Turkiga, …

4th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Hay’adaha Amniga Qaranka iyo Maamulka Gobolka Banaadir Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiska Amniga Qaranka, hey’adaha amniga iyo maamulka Gobolka Banaadir, kaasi oo looga hadlay …

4th October 2024  admin  

Mareykanka iyo Canada oo gaaray heshiis ka dhan ah dadka soo galootiga ah Dalalka Mareykanka iyo Canada ayaa gaaray heshiis ay kaga hortagayaan dadka magangelyo doonka ah ee ka taallabayo xuduudaha aan rasmig aheyn ee dalalkaas kuwaasoo muddooyinkii ugu dambeeyay …

4th October 2024  admin  

QM oo sheegtay in la helay macdantii Uranium-ta ee laga waayey Liibiya Hay’adda Qaramada Midoobay ee qaabilsan kormeerka hubka nukliyeerka, ayaa Jimcihii u sheegtay dalalka xubnaha ka ah, inay heshay inta badan, macdantii Uranium-ta dabiiciga ahayd ee dhowaan laga waayey …