Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

WasaaraddII musuqmaasaqu hareeyey ee ku caan baxday qadaraas soo fiirso ayaa loo soo magcaabay mid aan dhaqan iyo aqoon toona lahayn, oo xilka ku mutaystay ” FARMAAJO WAA MAREEXAAN” Dowladnimo Xaal qado. When you appoint an unscrupulous person to a …

3rd October 2024  admin  

Haddii horay Jaamacaddii Camuud u noqotay Irir samaale maantana dekedii Ber bera ayaa noqotay meel la sheegay in Irir samaale qura ay wax uga soo degi karaan "Berbera port belongs to Irir Samaale" deputy director of the port. These people …

3rd October 2024  admin  

Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Beesha Isaaq Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta xafiikeeda kula kulmay Ku-simaha Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG) Marwo Anita Kiki Gbeho, waxaana uu uga mahadcelayay dowrka Xafiiska Qaramada Midoobay ee arrimaha …

3rd October 2024  admin  

Beesha degta gobolka Awdal oo Isimadooddii iyo Siyaasiyiintoodiiba ay taageereen dagaalka argagixisada ee Jabhadda SNM ku soo qaadeen goolka Sool …