Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Kaligii Taliyaha Jabuuti oo hub iyo rAashin u soo diray maleeshiyaadka SNM ee xasuuqa iyo Barakicinta ka wada gobolka Sool. Kaligii taliyahan Jabuuti ee u diiday inay Soomaaliya cagaheeda ku istaagto ayaa sidoo kale ka cusumay dalkiisa inay ku wada …

3rd October 2024  admin  

WAR-SAXAAFADEED Magacaabis la yaab leh In kabadan labo bilood waxaa magaalada Laascaanood ka socda dagaal xasuuq ah oo ay ciidamada Somaliland doonayaan in ay Gooni-goosad khasab ah ku meel mariyaan. Colaadda Laascaanood ayaa keentay barakaca in ka badan 200 (labo …

3rd October 2024  admin  

Daawo muuqaalka Imaamka ay bisadda garabka ka fuuleyso ee indhaha caalamka soo jiitay Kaamaarad si toos ah u duubeysay misaajid laga tukanayay salaadda taraawiixda ayaa muujineysa Imaam misaajid oo ay yaanyuur ku boodeysa oo ay ku dul socoto. Bisadda ayaa …

3rd October 2024  admin  

Golaha dagaalka SNM oo ku dhawaaqay in Laascaanood xoog ku qabsanayaan. Golaha dagaalka jabhadda SNM oo uu shir gudoominayey Gudoomiyahooda Muuse Biixi . ayaa qodobo ay soo saareen waxa ka mid ah in laga SIFAYNAYO laascaanood Hartiga hadda ku sugan …