Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Dalai Lama ayaa raali gelin bixiyay, kadib markii muuqaalo la soo bandhigay ay muujiyeen, isaga oo weeydiinaya wiil haddii uu doonayo inuu dhuugo/jiqo afka hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Tibet. Hadal kasoo baxay xafiiska hoggaamiyaha, ayaa waxaa laguu sheegay inuu doonayo …

3rd October 2024  admin  

Ciyaal weerada Muqdisho ee Xaafadda Kaaraan iyo Dawladda Xasan Culusoow oo iyana ah Odayaal weero dhaqaale ayaa wada hadal uga furmay magaalada Muqdisho. Laga soo bilaabo dawladdii Cabdulaahi Yuusuf ee Beesha Hawiye ku inqilaabay 550 Xildhibaan ee argagixisaddii Maxaakiimta, oo …

3rd October 2024  admin  

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanadii u danbeeyay ee laga xoreeyay kooxaha khawaariijta ah ee Gobolka Jubada Hoose, gaar ahaan deegaanada kala ah Aw-qumbaale, Ceelcad, Canjeel, Harboole iyo Janaa-Cabdalle oo dhawaan laga xoreeyey Khawaarijta. Madaxweynaha …

3rd October 2024  admin  

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in tiro hoobiyeyaal ah ay ku dhaceen agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Soomaaliya. Weerarkan hoobiyayaasha ah waxaa xaqiijiyey saddex qof oo ku sugan magaalada oo sheegay in ay maqleen qaraxyada. Ilaa hadda ma …