Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Hantidhawraha Guud ee Qaranka oo soo saaray warqad ku socota Hay’adaha dowladda Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay dhammaan hay’adaha dowladda in iyagoo raacaya talooyinkii horay loo siiyay ay saxaan khaladaadkii lagu soo bandhigay warbixinta baarista u hoggaansanaanta …

3rd October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku maamuusay diblomaasiyiinta ka howlgala dalka oo uu wehlinayo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres, afur wadareed ka tarjumaya dhaqanka Soomaaliyeed ee ku tilmaaman martisoorka iyo soo dhaweynta. Madaxweynaha  …

3rd October 2024  admin  

Mid ka mid ah dadka la shaqaysan jiray argagixisada SNM, ayaaCAAWA gacanta lagu soo dhigay mar Acaawa ay Jamaahiirty howl galo ka sameeyeen degaano hoos taga Caynabo. Hoos ka daawo argagixisada markii hore ee loo tababaray sida beesha Dhulbahante laysaga …

3rd October 2024  admin  

Gudoomiye ku xigeenka degmada Xudun ee Sool oo lagu soo dhaweeyey deegaanka Tukataq. …