Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Finland oo dowladda Soomaaliya ka taageereyso dhinacyo badan Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Finland Pekka Haavisto ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay ka taageereyaan dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha Mr  Pekka Haavisto oo u waramay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dowladda federaalka ah …

3rd October 2024  admin  

Kullanka soo bandhigga iyo dhiirrigelinta waxqabadyada qaybta Jiyoolajiga ee Kulliyadda Sayniska (Faculty of Science, Department of Geology). …

3rd October 2024  admin  

Qodobada ay ka wada hadleen xogahayaha QM Antonio Guterres iyo Mad. Xasan Sheekh Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay kordhiyaan kaalmada ay siinayaan Soomaaliya, waxaana uu sheegay in codsigii la jeediyey ee ahaa …

3rd October 2024  admin  

Dowlad Deegaanka Soomaalida oo go’aan ka soo saartay Liyuu Booliska Golaha wasiirrada Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa ansixiyey qorshaha lagu meel marinayo dib u habeynta booliska deegaanka lagu sameynayo oo qaybta ka ah qaab dhismeedka amniga qaranka dalkaas.…