Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Talyaaniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Marwo Giorgia Meloni, kulan hordhac u ah shirka saddex-geesoodka  dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya.…

3rd October 2024  admin  

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, oo si qaab daran loo magcaabay S/Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa Maanta ku wareejiyay Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir cadad gaadiid ah si loogu xoojiyo amniga Caasimada iyo Nawaaxigeeda, Gaadiidkan ayaa wax badan ka taridoona …

3rd October 2024  admin  

Dowladda Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka oo iska kaashanayo Mashruuc lagu horumarinayo wax soo saarka dalka Mashruucan maalgalinta ah waxaa iska kaashanayo Baanka Aduunka, Hay’adda Garaara iyo dowladda Soomaaliya, qiimihiisana uu gaarayo 7.9 Milyan ayaa hadafka laga leeyahay ay tahay sidii …

3rd October 2024  admin  

Maxay tahay sababta uu Shiinaha u dhoofsanayo kumannaan kun oo daanyeer ah? Dowladda Sri Lanka ayaa qorsheynaysa inay Shiinaha u dirto daanyeer gaaraya 100,000, sida uu BBC u xaqiijiyay wasiirka beeraha Sri Lanka, Mahinda Amaraweera. Wuxuu sheegay in hadda ay …