Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Askari ka tirsan ciidamada Uganda ayaa toogasho ku dilay mid kamid ah wasiirada dalkaasi oo sida la sheegay uu ilaalo u ahaa. Charles Okello Engola oo ahaa wasiir ku xigeenka jinsiga iyo shaqada, sidokalana ahaa sargaal ciidan oo howlgab ah, …

3rd October 2024  admin  

Fiqi oo si qabyaaladaysan uga jawaabay shaqo abuurkii qoyska Madaxweynaha lagu shaqaalaysiiyey. "Gabadhaydu xuquuqdii muwaadinimo kuma luminayso in aan Madaxweyne ahay…" MW Hassan Sheikh oo ka jawaabay in uu qoyskiisa xilal u magacaabay. pic.twitter.com/0ZunYgYouC — Mohamed Yusuf Bakayle (@MoBakayle) May …

3rd October 2024  admin  

Deni oo madaxtooyada Puntland kula kulmay Isimada beesha Dhulbahante …

3rd October 2024  admin  

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay Aqalka Cad casho sharaf ugu sameeyay xubno ka kala socday bulshooyinka Muslimiinta Mareykanka. Dadkaasi waxaa ku jiray Garyaqaan Ismaaciil Maxamed oo ah mudane ka tirsan Aqallka Wakiillada ee gobolka Ohio. Wariyaha VOA-da, Cabdulqadir Samakab …