Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

“Isimada Isaaq oo sheegy in Somaliland ay Isaaqland tahay oo ay qaàti ka taagan yihiin kuwa la sheeganata Isaaqland oo aan Isaaq ahayn …

20th September 2024  admin  

Naciima: Sida ay ugu suurtagashay in ay hesho aabaheed oo ay raadineysay 30-sano ka badan Nimca Maxamed Cabdi ayaa qoyska aabaheed dib ula midowday 33-sano kadib waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida, iyadoona …

20th September 2024  admin  

Maxay tahay warka ay beenisay safaarada Maraykanka ee Soomaaliya eek u saabsan Itoobiya iyo Soomaliya Waxaa maalmihii ugu danbeeyey baraha bulshada ee Soomaalida si weyn ugu faafay sawir laga qaaday maqaal uu qoray wargayska ‘African Heral’ ee ka mida warbaahinta …

20th September 2024  admin  

Ciyaaraha Todobaadka Soomaalida Toronto oo xalay furmay Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa xalay ka furmay cayaaraha toddobaadka Soomaalida oo lasoo qabanayay soddonkii sano ee u dambeeyay. Qaban qaabiyeyaasha ayaa ujeedka ugu weyn ku sheegay sidii dhallinyarada looga mashquulin lahaa …