Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku gaaray Qatar Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa gelinkii dambe ee maanta oo ah Talaado booqasho rasmi ah oo dhowr maalmood ah ku gaaray …

2nd October 2024  admin  

WAREYSI GAAR AH: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Wariyaha Laanta Af Soomaaliga ee VOA Nuux Muuse Berjeeb oo uga warbixiyey arrimo badan oo muhiim ah. …

2nd October 2024  admin  

Ilhaan Cumar: “Sidii Trump uu u yimid nacaybka Islaamka loo qabo hoos uma dhicin” Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Mareykanka ayaa shalay booqatay Masaajidka Al-Raxma ee magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota, oo dhawaan dab la qabadsiiyey dabaqiisa …

2nd October 2024  admin  

Maxaa ku kalifay Wariyahan in ay xaaskiisa iyo caruurtiisa keliya kala shaqeeyaan idaacadiisa aadka looga dhageysto magaalada Baladweyne.?Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane …