Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabay guddi soo tira-kooba hantida Qaranka  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Guddiga Tira-koobka, Soo Celinta, Qiimeynta iyo ka Talo-Bixinta Nidaaminta Hantida Qaranka. Gudiddan, ayaa ka kooban siddeed xubnood oo …

2nd October 2024  admin  

Calankii Soomaalida oo xaafadaha Ceerigaabo laga taagay Xaafadaha ay magaalada Ceerigaabo ay ka degan yihiin beelaha Harti ayaa laga taagay Calanka Qaranka Soomaaliyeed, mar ay madaxda SNM ee magaaladaasi isku dayeen inay Marada ay gaarka beesha Isaaq u leeyihiin beesha …

2nd October 2024  admin  

Cumar iyo Ciise mid labo goor ayeey soo qabteen, Markii Ciise ayaa la rabaa in la keeno doorasho qof iyo cod ah, Siyaasiyiinta reer Puntland ah oo ka soo jeeda beesha Ciise Maxamuud ee Majeerteen oo ay ka mid yihiin …

2nd October 2024  admin  

Ahmadinejad – madaxweyne mayal adkaa, maantana shacabka basaska la raaca Madaxweynihii hore ee Iran Mahmoud Ahmadinejad, ninkii hogaanka waddankaas hayey muddo 8 sano ah, wuxuu saaxadda siyaasadda ka maqnaa tan iyo markii uu xilka ka degey, wuxuuna dib ugu laabtay …