Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Gudigii Gurmadka Abaaraha ee Deegaanada Degmada Waaciye oo wejigii Kowaad ee Gurmadka Soo Afmeeray(Sawiro). Gudigii Gurmadka Abaaraha deegaanada Degmada Waaciye ee Puntland ayaa Safarkoodii Shaqo Soo Afmeeray,ka dib maalmo Shaqo ah oo ay ku sugnaayeen Maagaalooyinka Waaciye,Dalweyn,Juurile iyo Xidda iyo …
27th November 2026 admin
Hoos ka daawo Xildhibaanada dooranaya madaxweynaha soo socda ee Soomaaliya. Mooryaanimo ninkeeda dhamaystira …

27th November 2026 admin
“Inta Abgaal Muqdisho sheeganayaan, oo afduubka ku haystaan caasimaddii Soomaaliyeed iyaga lee soo baxaya” https://youtu.be/0NaI8SjMVpg…

27th November 2026 admin
Daawo Garoonkii Diyaaradaha ee Garowe oo ka mid ahaa labaddi mashruuc ee Dawladda Kuweit ugu deeqday Puntlad . Mashruuca kale ee dawladda Kuweit ugu deeqday Puntland waa Jaamacadda Maakhir oo iyada lacagtii loogu tala galay inteedii badnayd Ceeriinka lagu qaybsaday…







