Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Islaan ta  ma ku ogayd Indho la’aan iyo mooshin,  Itoobiyo jeclaan iyo Dadqalatanimeey ku darsatay Sawirka maanta “Madaxweynaha koonfur galbeed oo isagu dhaarinaya Ciidamo ay dawladda Itoobiya  u tababartay. Shariif Sakiin oo dhaarinaya Askar ay Itoobiya u soo tababartay. Islaanta …

27th November 2026  admin  

Xasan Culusoow wuxuu ku fashilmay 30kan arimood. oo ah asaaska dawladnimo iyo Qaran madax banaan astaamaha lagu garto 1) Amnigii, 2) Shaqo Abuurkii, 3) Dib Uheshiisiintii Beelaha, 4) Arrimihii Dibedda, 5) Canshuur Qaadistii, 6) Shilin Soomaali Sameeyntii, 7) Mushaar Bixintii,…

27th November 2026  admin  

Dhismaha Jamacadda Maakhir ee Baran. Puntland  ayaa waxaa booqday Saladiinta dhaqanka & Waxgaradka Gobolkaas …

27th November 2026  admin  

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Loogu Baaqay in Todobaad Uu isku Casilo   …