29th March 2024  admin  Category :

Xasan Culusoow wuxuu ku fashilmay 30kan arimood. oo ah asaaska dawladnimo iyo Qaran madax banaan astaamaha lagu garto

1) Amnigii,
2) Shaqo Abuurkii,
3) Dib Uheshiisiintii Beelaha,
4) Arrimihii Dibedda,
5) Canshuur Qaadistii,
6) Shilin Soomaali Sameeyntii,
7) Mushaar Bixintii,
8) Daryeelkii Ciidamada,
9) Mideeyntii Dalka,
10) Utacsiyeeynta Shacabka & Saraakiisha,
11) Cirib Tirka Al Shabaab,
12) Dhameeystirkii Dastuurka,
13) Adeegii Bulshada,
14) Ilaalitii Sharciyadda,
15) Sameeyntii Maxkamada Dastuurka,
16) Sameeyntii Hayadaha Dowliga,
17) Cirib Tirkii Musuq Maasuqa,
18) Daryeelkii Amniga Xildhibaanada,
19) Cadaaladii,
20) Dhisidii Ciidanka Xooga Dalka,
21) Bixintii Mushaarka Agoonta,
22) Ilaalintii Sirta Dowlada,
23) Dib Udhiskii Dalka.
24) Doorashadii Qof & Cod,
25) Qabashadii Doorashada,
26) Difaacii Danta Qaranka,
27) Cirib Tirkii Qabyaalada,
28) Ilaalintii Hantida Qaranka,
29) Dhiiri Gelinta Muwaadinka,
30) Bixinta Darajada Ciidanka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*