Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Madaxweynaha Shiinaha XI Jinping ayaa dalkii ku soo dhoweeyey madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki …

2nd October 2024  admin  

Shir looga hadlayo horumarinta magaalooyinka Soomaaliya oo ka furmay Kenya Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku qabsoomay shir ay soo aggaasintay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Machadka Tokiyo ee Horumarinta iyo Bankiga Adduunka, kaas oo looga hadlayo dib u dhiska iyo …

2nd October 2024  admin  

Mustafa Kemal Ataturk, taliye ciidan oo ka tirsanaa dowladdii Cusmaaniyadda, ayaa dhidibada u taagay Jamhuuriyadda casriga ee Turkey 1923. Waxa uu soo rogay xukun adag oo calmaani ah, oo kala sooca dowladda iyo dhammaan astaamaha diinta.Ilaa berrigaa, ciidanka ayaa afgembiyay …

2nd October 2024  admin  

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo dib u furaya xadka labada dal. Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya, ayaa go’aan ka gaaray in dib loo furo xadka u dhaxeeya si habeysan muddo sagaashan (90) maalmood gudahood ah oo ka bilaabaneysa maanta 15-ka May …