Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Xoolihii Soomaali dhaqan jirtay oo maanta dadkii cunaya …

27th November 2026  admin  

Haddii Siyaasi ka soo jeeda beesha  Hawiye Agaasime  looga dhigi waayey Villa Soomaaliya , ma qabsashada Bisinkaa la ilaaway. Mise Soomaali ayeey wax ka xumaadeen. Hoos ka kahrisro Qaran diidkii oo doonaya in madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya  Maxamed cabdulaahi Farmaajo …

27th November 2026  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay safiirka Mareykanka ee Somalia Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka Mareykanka ufadhiya dalka Soomaaliya Stephen Schwartz. Madaxweynaha iyo safiirka  oo la sheegay inay ku wada noolaayeen isku …

27th November 2026  admin  

Puntland  oo olole daryeel caafimaad u samaysay dadkii abaaruhu saameeyeen ee gobolka Sanaag. Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa olole daryeel caafimaad u samaysay dadkii abaaruhu saameeyeen ee gobolka Sanaag. Kooxo Daryeelayaal caafimaad oo ku wareegaya dhamaan meelaha dadkii xooluhu ka …