Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Ambassador Jamal Mohamed Hassan ahna Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo hormarinta dhaqaalaha ayaa ka warbixiyay heshiiskii ay kala saxiideen labada dowladood ee Kenya iyo Soomaaliya. https://youtu.be/8vuV9vnbpVE …

27th November 2026 admin
Jidka Ceel Daahir iyo Ceerigaabo oo meel fiican maraya …

27th November 2026 admin
Hoos ka akhriso qodabaddi ay ku heshiiyeen labada Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaaajo oo booqasho ku jooga Nairoobi ayaa la kulmay dhigiisa Kenya Uhuru Kenyaata,waxaybna ku heshiiyeen qodobadan. 1. In 2 toddobaad gudohood lagu soo …

27th November 2026 admin
Kulamo Nairobi uga bilowday madaxda Kenya iyo Somalia Waxaa magaalada Nairobi ka furmay kulamo udhaxeeya dalalka Kenya iyo Somalia kuwaas oo diirada lagu saarayo iskaashiga labada dal arimaha amniga,ganacsiga,maalgashiga,duulista hawada,waxbarashada,beeraha,qaybsiga khayraadka,horuminta xanaanada xoolaha,kaluumeysiga,dalxiiska,socdaalka iyo shaqada iyo shaqaalaha.Kulumadan ayaa furmay kadib …







