7th June 2023 admin Category :
Ambassador Jamal Mohamed Hassan ahna Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo hormarinta dhaqaalaha ayaa ka warbixiyay heshiiskii ay kala saxiideen labada dowladood ee Kenya iyo Soomaaliya.