Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, ayaa si heer sare ah loogu dhoweeyey Xarunta Saladanada Warsangeli looga taliyo , Wuxuuna ka mid noqday intaay Saldanaddu jirtay madaxda tirada yar ee loo dhigay roogga Cas …

2nd October 2024  admin  

NISA oo markale gacanta ku dhigtay Konteenarkii 2-aad oo siday Saanad ciidan oo Khawaarijta loo waday Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa Dekadda Muqdisho ku qabatay Konteenar siday alaabo ay ciidamadu adeegsadaan oo ay ku jiraan Saanad ciidan …

2nd October 2024  admin  

Madaxweynaha ayaa isaga iyo Caruurtiisa oo wada cimraysanayaa u magcaabay xil Gabadhii uu wiilkiisu qabay Waa loo dhashaa Wadani Alla Yaa Salaam-Qarshe …

2nd October 2024  admin  

Codeynta doorashada ku celiska ah ee Turkiga oo bilaabatay Muwaadiniinta Turkida ah ee qurba-joogta ah ayaa Sabtida maanta ah bilaabay in ay codkooda ka dhiibtaan doorashada kala reebtada ah ee madaxtinimada Turkiga taasi oo ay ku herdamayaan Madaxweyne Reccep Tayyib …