Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Daawo riwaayad laga sameeyey beelihii  Digil iyo mMirifle iyo Isaaq ee diidanaa golaha wasiirada Soomaaliya https://youtu.be/PRC2FxqQPYc…

27th November 2026  admin  

Daawo madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay boqorka Urdun …

27th November 2026  admin  

Xildhibaanadii Xasan Culusoow ku naas nuujin jiray Mooshinada, ayaa  maanta isku dayey inay Qas iyo fawdo ka bilaabaan golihii lagu ansixinayey Wasiiradda cusub ee Soomaaliya. Hoos ka daawo Jeesoow oo ku caan baxay Moryaanimo,  oo maanta ka hor  qaylinaya Xildhibaanada …

27th November 2026  admin  

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Ku Qaabiley Safiirka Finland U Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti ay hogaminaysey Safiirka wadanka Filand u qaabilsan arrimaha Soomaliya Miss. Tarja Fernandez …