29th March 2024  admin  Category :

Xildhibaanadii Xasan Culusoow ku naas nuujin jiray Mooshinada, ayaa  maanta isku dayey inay Qas iyo fawdo ka bilaabaan golihii lagu ansixinayey Wasiiradda cusub ee Soomaaliya.

Hoos ka daawo Jeesoow oo ku caan baxay Moryaanimo,  oo maanta ka hor  qaylinaya Xildhibaanada Soomaaliyeed oo ay  beelahoodu u soo doorteen inay wax ka qabtaan dhibta ka jirta Soomaaliya maanta. Isaga lama oga sababta ay beeshiisu ay  mar labaad  ugu soo doorteen Xildhibaan Soomaaliyeed

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*