Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2025 admin
Magaalada Muqisho waxeey noqotay meel hantida lagu kalla boobo oo aan xitaa loo nixin miskiinka; hooyadan ayaa ka mid ah dad laga saaray hantidii qaranka uu lahaa oo ay deganaayeen, bedelkeediina waxaa meesha guryo ka dhistay dad dawladda ku jira. …

13th May 2025 admin
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamaal ayaa ka hadlay arrimo ku aadan qilaaf soo kala dhex gallay dadka waratada ah ee suuqa Islii ku ganacsada iyo kuwa dukaamada iska leh, iyo welliba arrimaha ku aadan qaxootiga Soomaaliyeed ee u …

13th May 2025 admin
Salaad Cali Jeele ayaa ka hadlay arrimo dhab ah oo ka taagan dalka Soomaaliya, gaar ahaana musuqmaasuqa dalka ka jira. https://youtu.be/idPZ52KNdCg Allsanaag.com…

13th May 2025 admin
Maleeshiyaadkii SNM ee Laascaanood ku sugnaa ayaa maanta Jilaabiib جلابیب iyo Duruucda jaban ee Baatiga wada gashaday iyaga oo doonaya inay badbaadinaya naftooda …