Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Hoos ka akhriso Lacagtii Guddiga Qaran abaaruhu heleen iyo meelaha ay u direen Guddiga heer Qaran ee abaauhu waxay sheegeen inay lacag ka heleen Dowladda $623,968 Ururka Jaamacadda Carabta $91,835 Albeyrak-Dekadda $100,000 Dowladda Malaysia $100,000 Ganacsatada Gudaha $10,000 Ganacsatada Qurbajoogta …

27th November 2026 admin
Turkish Airlines, oo manta Muqdisho keentay 60 ton oo ah Cunto nafaqaysan oo loogu talo galay umadda Soomaaliyeed oo abaarta la il daran. …

27th November 2026 admin
Mashaariicda Horumarineed ee Puntland ka hirgalay intii madaxweyne Cabdiweli gaas xilka qabtay…

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Safar Shaqo U Aaday Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 04 April 2017 safar shaqo u aadey dalka isutaga Imaaraadka carabta. Madaxweynaha …







