Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025 admin
Ra’iisul-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya oo si diirran loogu soo dhoweeyey Caasimadda Puntland ee Garoowe. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 September, 2016 Magaalada Garoowe kusoo dhoweeyey Ra’iisul-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke …
15th May 2025 admin
Fanaankii ay Dadaqalatooyinku Muqdushu ku dileen maalintii shalay heestan ayuu qaadi jiray Allah ha u naxariistee Cabdi Maxamed Jaamac Safaari waa tan heestiisii …

15th May 2025 admin
Kiinyaaitgii doonayey inay badda Soomaaliya dhacaan Waa isu soo habar wacdeen, halka Soomaalida iyagu weli ay qabyaaladdu kala xoog wayn tahay Qaranimadda Macalimiintii sharciga ka dhgi jiray jaaamacadaha ugu caansan aduunka oo asalkoodu ahaa Kiinyaatiga maanta maxkamadda ayeey fadhiyeen …

15th May 2025 admin
Siyaasiyiinta beesha Isaaq dhexdhexaad kama aha badda ay Soomaalida iyo Kenya ay isku haystaan. Waxayna la jiraan Kenya. Waxay Kenya iyo Itoobiya ugu baaqeen inay Walawaynta qabsadaan …