Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th November 2024  admin  

Hanti Dhawraha Guud ee Dawladda Federaalka ayaa ka waramay arrimo badan oo ku aadan musuqmaasuqa dalka ka jira iyo hantiyaha la lunsado. Hantidii la lunsaday ayaa waxaa ugu danbeesay tii laga dhacay bangiga dhexe taas oo dhameed $500,000 oo dollar. …

16th November 2024  admin  

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimaha ka soo kordhay shirka ka furmay Nairobi ee u dhaxeeya dalalka Afrikaanka iyo dalka Japan. Dawladda Soomaaliya ayaa filleeysa in Jabaanka uu ka caawin doono arrimo dhawr ah oo ay ugu …

16th November 2024  admin  

21/2/2010 Allah ha u naxariistee Cali Samatar Soomaali waa u wada ilmaysay dhimashadiisii Washington: Tan iyo intii dacwadaha raqiiska ah lala dabagalay naftii hure Jeneraal Cali Samatar, ayaa waxaa isa soo tarayay in ay ka qiiroodeen cid walboo ay ku …

16th November 2024  admin  

2/6/2010 Magaalada Boosaso ayaa loo yaqaany “gaariwaa” Xiliyadii  Dawladihii hore  ee Soomaaliya oo ay kala hogaamin jireen Allah ha u naxaristee CabdiRashiid Cali Sharmarke iyo CabdiRizaaq, sababata magaca loogu bixiyey, ayaa waxay ahayd iyada oo caasimadda Soomaaliya ee  Muqdisho ka …