Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
16th November 2024 admin
Dhawaqa rasaasta dhafan dhaafka u dhacaysa ayaa ilaa hadda ka socda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Inta la ii xaqiijyay, hal ruux ayaa ku geeriyooday rasaas ay riddeen askar kasoo jeeda Jabhadda SNM, iyada oo sidaasi ay u ku …
16th November 2024 admin
Dhaqan celiska badan ee ka soo jeeda maamulka SNM ee hadda ku sugan Hargaysa iyo Burco, oo horay uga gaabiyey inay Iciraafka Somalilabd uga raadiyaan dalalakii ay ku noolaayeen, ayaa hadda Guri loogu tababaro sida aqonsiga looga raadiyo dalalkii ay …
16th November 2024 admin
Madaxweynha dawladda Puntland . Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmihii ugu dambeeyey safaro shaqo ugu maqnaa waddamada Itoobiya, Turkiga iyo Jabuuti ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee …
16th November 2024 admin
Isimada Dhaqanka beesha Dhulbahane Oo Ku Dhawaaqay Shirweyne Looga Arinsanayo Dhismaha Maamul Degaanada Khaatumo …