Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th September 2024  admin  

16th September 2024  admin  

Jaaliyadda reer Maakhir  ee magaalada Torotno e dalka Canada  , ayaa tacsi waxay u dirayaan,  Qayskii iyo eheladdi ay ka geeriyootay Allaha u naxxariistee Marxuumad Luul Xaaji Maxamuud oo habeenkii xalay ku geeriyootay magaalada Toronto ee dalka Cabada.  …

16th September 2024  admin  

Ninka adduunka ugu weeyn oo magaciisa la yiraahdo Mbah Gotho ayaa loo aqoonsaday inuu yahay nin u dhashay dalka Indooniishiya kaas oo jira 145 sanno. Odaygan ayaa warqadihiisa aqoonsiga ay cadeenayaan inuu dhashay December 31keedii, 1870kii. Hase ahaatee, ma jirto …

16th September 2024  admin  

Barnaamij ku saabasan doorashooyinka ka dhici doona dalka Soomaaliya. Allsanaag.com…