Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Wakiilka urur gobaleedka IGAD ee arrimaha Soomaaliya danjire Maxamed Cabdi Afey, oo manta shir jaraa’id  ku qabtay magalada Nairobi ee dalka Kenya,  ayaa sheegay in shirka madaxda dalalka IGAD ugu soo gabagaboobay magalada Muqdisho  uu ahaa  mid tariikhi ah, isla …

20th September 2024  admin  

Shirka Beelwaynta  Garaad  Maxamuud Garaad Yuusuf iyo Bahwadaagooda oo lagu qabanayo degmada Badhan ee gobolka Sanaag …

20th September 2024  admin  

Mid ka mid ah shaqaalaha diyaaradda Qatar Airways ayaa shaqadii laga joojiyey, Ka dib markii uu isku soo sawiray  Isaga oo dhex taagan Diyaarad maran oo ursanaya Cabaayadaha madow oo ay dumarku Carabu  xirtaan. Hadaba inta ninka shaqada laga joojin …

20th September 2024  admin  

Akhriso khiyaanada Siyaasiyiina SNM  ku doonayaan inay ku dhacaan xildhibaanada waqooyiga Soomaaliya. 15 Suldaan iyo hal  Boqor oo dhamaantood ka soo wada jeeda beesha Isaaq oo ku wada sugan Muqdisho ayaa warqadan saxiixay, CAQLIGA MA GASHAA?You can fool some of …