Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
9th January 2025 admin
Tikinikaddi lagu argagixin jiray Shacabka reer Gaalkacayood oo gacanta lagu dhigay Daawo maleeshiyaadka uu Xasan Culusoow maalgeliyo oo Tikniko laga qabsaday …
9th January 2025 admin
WARMURTIYEED:- MAAMULKA GALMUDUG OO JEBIYEY HESHIISKII XABAD JOOJINTA AHAA EE LAGU GAARAY WADANKA EMAARAADKA CARABTA. …
9th January 2025 admin
Doorashada lagu dooranayo xubnaha baarlamaanka cusub ee Puntland uga mid noqonaya federaalka ayaa waxaa hareeyey musuqmaasuq sababay in odayaashii, musharixiintii, iyo guddigii khillaafaadka la dhageeysan waayo; doorashada ayaa waxaa maamulanaya shaqsiyaad darro gaar ah wata, waxaana raali ugga ah in …
9th January 2025 admin
Hooyo wiilkeedii lagu jirdilay xabsi dhexdiis oo ku yaal dhulka ay ka arrimiyaan maamul goboleedka Hargeeysal. Allsanaag.com…