Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Xogta Guud ee Natiijada Doorashooyinka qof iyo codka ah ee Puntland Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyaya Natiijada iyo liiska xildhibaanada Golayaasha degaanka degmooyinka Doorashada qof iyo codka ah ee Puntland ku soo baxay.Halkan kala …

1st October 2024  admin  

Weftiga Caaqil Guud ee beesha Gaashaan-buur ee Warsangeli Caaqil Xaaji Siciid Caaqil Cismaan Caaqil Awaare ayaa maanta magaalada Laascaanood Kullan kula qaatay qaar ka mid ah Isimada Dhulbahante madaxda Khaatumo iyo xubnaha guddiga 45 ee dhowaan la soo dhisay. …

1st October 2024  admin  

La-taliyaha Madaxweynaha JFS oo kulan casho ah Muqdisho ugu sameeyey Isimada SSC Munaasabad ay ka soo qayb galeen wasiiro, mudanayaal ka tirsan labada gole ee baarlamaanka, isimo, gaarado, masuulyiin ka socday gobolka Banaadir, dhalinyaro, ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho.…

1st October 2024  admin  

Kulanka Baarlamaanka JFS oo looga dooday wax ka badalka Dastuurka KMG ah  Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 1-aad ee Kalfadhiga 3-aad oo ay soo xaadireen 143 …