Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th May 2025  admin  

Dawladnimaddii Puntland oo qarka u saaran inay burburto. Labaddii Tiir ee  ugu muhiimsan dawladnimadu ,  waa amniga iyo caddaladda. Maanta dawladda Puntland  labadII  Tiir ee dawladnimadu ku dhisnayd  ayaa weerar lagu yahay, Waxaana wiiqaya oo weerar ku ah madax hore …

11th May 2025  admin  

Daawo gacan ku dhiiglayaashii Boosaaso ku dilay Taliye Jamac saxardiid iyo madaxdii kale ee Puntland. https://youtu.be/6lvA_0mGH1E…

11th May 2025  admin  

566 Views Mudanayaasha Baarlamaanka oo codka kalsoonida siiyay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre anayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod caqlabiyad leh kalsoonida ku siiyay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo 23-kii February uu u magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi …

11th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Isbitaalka National oo Dhowaan Laga Hirgeliyey Magaalada Boosaaso. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed cali Gaas ayaa maanta  28 February 2017 xadhiga ka jaray Cisbitaalka ‘’National Hospital’’ oo dhawaan laga hirgeliyey magaalada Boosaaso.…