Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Guddoomiye Sheekh aadan madoobe oo gaaray magaalada Riyaad ee caasimadda boqortooyada sacuudiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Adan Maxamed Nur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo  gaaray magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyadda Sacuudi Carabiya ayaa waxaa …

1st October 2024  admin  

Madaxweynaha Uganda oo sheegay in Al-shabaab ay 54 askari ku dishay weerarkii saldhigga Buulo Mareer Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in 54 ka tirsan ciidamada Uganda lagu dilay weerarkii al-Shabaab ay ku qaadday saldhigii ciidamada hawlgalka Midowga Afrika ATMIS …

1st October 2024  admin  

Kim Jong-un walaashiis oo mar kale u dhaaratay Mareykanka Haweeneyda saameynta weyn leh ee la dhalatay hoggaamiyaha dalka Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa mar kale maanta wacad ku martay inay baritaareyso isku day labaad oo lagu rido dayax gacmeedka …

1st October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay shirweynaha aragti wadaagga xakamaynta wararka been abuurka ah Shirkan oo socon doona muddo Labo maalmood ah, ayaa waxaa si weyn loogu falanqeyn doonaa Saamaynta wararka been-abuurka ay ku yeelan karaan nabadda, xasilloonida, sumcadda dalka, dhaqanka …