Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th June 2025 admin
Kulamo Nairobi uga bilowday madaxda Kenya iyo Somalia Waxaa magaalada Nairobi ka furmay kulamo udhaxeeya dalalka Kenya iyo Somalia kuwaas oo diirada lagu saarayo iskaashiga labada dal arimaha amniga,ganacsiga,maalgashiga,duulista hawada,waxbarashada,beeraha,qaybsiga khayraadka,horuminta xanaanada xoolaha,kaluumeysiga,dalxiiska,socdaalka iyo shaqada iyo shaqaalaha.Kulumadan ayaa furmay kadib …

5th June 2025 admin
Wasaaaradda Maaliyadda “Anagaa lahayn jirnay” Waxa inoo balan ah gurigii ay fadhiyeen 61 Xildhibaan ee Digil iyo Mirifle oo aad ku barateen Mooshinada https://youtu.be/tG5SeAaz0ig…

5th June 2025 admin
Ka Digtoonow Taloxumadii Gorgorkii Waxa jiray 2 Gorgor oo aad isugu ekaa, markaad aragtid ayagoo wada socda waxaad moodaysaa inaad aragtid gorgor kaliya iyo sawirkiisii oo la socda isu ekaanshahooda awgeed. ilaahay ayaa ku manaystay inay noqdaan isku midab, isku …

5th June 2025 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Dib ugu soo laabtay Dalka Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta 22 Marcha 2017 Dalka dib ugu soo laabtay kana soo degey Casimada Dawladda Puntland ee Garoowe, …