Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th October 2024  admin  

Doorashada lagu dooranayo xubnaha baarlamaanka cusub ee Puntland uga mid noqonaya federaalka ayaa waxaa hareeyey musuqmaasuq sababay in odayaashii, musharixiintii, iyo guddigii khillaafaadka la dhageeysan waayo; doorashada ayaa waxaa maamulanaya shaqsiyaad darro gaar ah wata, waxaana raali ugga ah in …

19th October 2024  admin  

Hooyo wiilkeedii lagu jirdilay xabsi dhexdiis oo ku yaal dhulka ay ka arrimiyaan maamul goboleedka Hargeeysal. Allsanaag.com…

19th October 2024  admin  

Ergada beesha Warsengali ayaa xalay isaga baxday doorashadii ay u codeen lahaayeen maanta musharixiinta u tartamaya Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya taas oo la filayey ineey ka dhacdo magaalada Garoowe, waxeeyna sheegeen in doorashada loo maamulayo qaab ka baxsan wixii …

19th October 2024  admin  

Waa mid ka daran musuqmaasaqa madaxda Soomaalidu sameeyaan Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Switzerland ayaa ka soo qaaday 11 gaari uu leeyahay madaxweyne ku xigeenka dalka Equatorial Guinea ee galbeedka Afrika, oo la daba socday isaga oo lagu soo eedeeyey …