Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Maxamed Axmed Diiriye(Af-weyne Lugey) iyo qoyskiisa iyo guud ahaan beesha uu kasoo jeedo ma aha dad marti & qariib magaalada Boosaaso. Waxa qoray Axmed Jadiid Alle ayey mahad oo dhami u sugnaatey, Dhammaan dhalinyaradii daalimiintii ahaa ee falka foosha xun …

1st October 2024  admin  

Dekeda Magaalada Boosaaso Caawa Waxaa ka dhoofay 6 doonyo oo qaaday xoolo isugu jira Lo. iyo Ari kuwaas oo loo iibgeynayo dalalka carabta. Wasiiro ka tirsan Xukumada Puntland ayaa Booqday halkaas. …

1st October 2024  admin  

Axmed Madoobe oo caawa maamul cusub u magacaabay gobolka Gedo (Akhriso Magacyada Wareegto uu caawa soo saaray madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayuu maamul cusub ugu soo magacaabay Gobolka Gedo oo maamulkiisu bannaanka ka joog. Axmed Madoobe ayaa …

1st October 2024  admin  

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay  Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta kulan muhiim ah kula yeeshay xarunta Wasaaradda Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay ee ka hawlgala dalka. Shirkaan …