Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th October 2024  admin  

Geerida Allah ha u naxariistee  Daahir Xaaji Geele. Allah ha u naxariistee Xildhibaan Daahir Xaaji Cabdulaahi Faarax Shirwac maalimihii ugu danbeeyey noloshiisa,  isaga oo aaminsanaa in geeridu xaq tahay ayuu ka wel welsanaa in dadka qaarkiis ay dhibaato u gaystaan …

19th October 2024  admin  

Xildhibaan Daahir Xaaji Geele oo ku geeriyooday  Mgaalada Alllah ha u naxariistee waa saacad ka hor ku geeriyooday magaalada Garowe  Daahir Xaaji Geele. Xildhibaakan ayaa ka mid ahaa Xildhibaanaddii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya oo dhowaan bulshada reer Hayland ee  Puntland …

19th October 2024  admin  

Daawo sawiraddi ugu danbeeyey abaaraha ka jira Puntland ee loogu magac daray Ha i waraysan …

19th October 2024  admin  

Caruurtii iyo Dumarkii ku cayroobey abaarta gobolka Sanaag ka jirta,  oo qaarkood maskaxiyan ayna deganayn  markii ay xooluhii  ka dhamaadeen,  ayaa  hadda maamulka SNM ee beelaha Isaaq ku midaysan yihiin  Ka faaiidaysanayaa dhibka soo gaartay oo inta ay Shilomo siiyeen …