Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th May 2025 admin
Daawo riwaayad laga sameeyey beelihii Digil iyo mMirifle iyo Isaaq ee diidanaa golaha wasiirada Soomaaliya https://youtu.be/PRC2FxqQPYc…

12th May 2025 admin
Daawo madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay boqorka Urdun …

12th May 2025 admin
Xildhibaanadii Xasan Culusoow ku naas nuujin jiray Mooshinada, ayaa maanta isku dayey inay Qas iyo fawdo ka bilaabaan golihii lagu ansixinayey Wasiiradda cusub ee Soomaaliya. Hoos ka daawo Jeesoow oo ku caan baxay Moryaanimo, oo maanta ka hor qaylinaya Xildhibaanada …

12th May 2025 admin
Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Ku Qaabiley Safiirka Finland U Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti ay hogaminaysey Safiirka wadanka Filand u qaabilsan arrimaha Soomaliya Miss. Tarja Fernandez …