Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th October 2024  admin  

Bahda Allsanaag, waxay Hanbalyo u dirayaan caaqil  Maxamed Cabdulaahi Faarax. Maxamed Cabdulaahi faarax Shirwac, ayaa maanta ku guulaystay kursigii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Daahir Xaaji Geele Maxamed C/laahi Faarax ayaa  helay 49-cod. Xildhibaankan ayaa ka soo jeeda …

18th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Caasimada Garoowe Ku Soo Dhoweeyey Wefti uu hogaaminayo  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya. Ra’isalwasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo Garoowe soo  gaaray Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe 10 December 2016  ku …

18th October 2024  admin  

SNMta Koonfurta Soomaaliya ee dagaalka kula jirta Beelaha Koonfurta Soomaaliya, si ay  caalamka uga dhaadhiciyaan inaanay is maamuli karin si ay iyagu  aqoonsi u helaan  ayaa qarax ka gaystay Muqdisho Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa soo bandhigay taarko …

18th October 2024  admin  

Hirshabele oo maantana Moryaan kale Mooryaanimo ku soo saartay Doorasho Mooryaameed  oo ku dhacday qaab boobsiis ah ayaa goor dhow ka dhacday magaalada Jowhar, kaasoo lagu doortay labo kursi oo uu tartankooda ka taagnaa Muran iyo is qab qabsi.  …