Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo Mas’uuliyiin Kale Oo Garoowe Ku Kulmay Kulan aan horey loo shaacin ayaa magaalada Garowe ku dhexmarey  Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamad Cali Gaas, Madaxweynhii hore ee Puntland  Cabdiraxman Maxamad Farole , Ra’isal wasaare Cumar Candirashid Cali Sharmaake …

18th October 2024  admin  

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Wariye  Maxamed Yameni, kana tirsan Tvga STN ee dalka Kenya …

18th October 2024  admin  

 Garoowe oo maanta lagu doortay kow iyo toban Xildhibaan oo ka mid noqday Xildhibaanada Soomaaliya …

18th October 2024  admin  

HAG iyo siyaasadooda fashilka ah oo ku salaysan bur bur iyo been abuur Dhowr sano ka hor markii ololaha loogu jiray in la dhiso maamulka Jubbaland, si bulshada halkaa degani ay  u helaan maamul wanaag,  kala danbayn iyo amni. Siyaasiyiinta …