Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th September 2024  admin  

Isimadda beesha Dhulbahante oo ka hor yimid go’aankii Canaasiirta ee SNM iyo Cali Khaliid intuu duufsaday   …

19th September 2024  admin  

Bandar-beyla oo lagu Soo dhaweeyey Reer Guuraagii ugu badnaa QARDHO – Degaanka Bander-beyla ee gobolka Karkaar ayaa ,waxaa ku qulqulaya reer guuraa farabadan kadib markii roobab lagu diirsaday ay ka da’een degmada iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Karkaar.…

19th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga Casimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa Maanta 31 December 2016 waxa uu kulan kula qaatay magaalada Muqdisho danjiraha Dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya. Kulankan oo kadhacay xarunta safaarada …

19th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Muqdisho Kulan Kula Yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobey Uqaabilsan Soomaaliya. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo  ku sugan magaalada Muqdisho  ayaa maanta 31 December 2016 magaalada muqdisho kulan kula qaatay wakiilka qaramada midoobey u …