Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th May 2025 admin
Haddii Gurigaaga aad leedahay dad lagu dilo. Qofka ugu horeeya ee Booliisku su’aalaha waydiinayaa ku saabsan dilka waa ninka guriga iska leh . Muqdisho 500,000 oo qof oo Soomaaliyeed ayaa Isir nacayb iyo beesha ay ka soo jeedaan loogu dilay. …

11th May 2025 admin
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ka tacsiyeynaysaa geerida naxdinta leh ee ku timid Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Marxuum Cabbaas Siraaji oo caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho. Daawo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane …

11th May 2025 admin
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Ra’isawsaaraha Itoobiya Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho hal maalin ah ku jooga dalka Itoobiya ayaa ka la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Mudane Haile Mariam Desaglen.Labada masuul ayaa ka wada hadlay …

11th May 2025 admin
Madaxweyne Farmaajo oo soo gaabinaya booqashadiisa Itoobiya Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaabinaya booqashadiisa dalka Ethiopia kadib markii maanta magaalada Muqdisho lagu dhex toogtay wasiirkii hawlaha guud ee dowlada Fadaraalka Cabaas Cabdullaahi Siraaje.Qoraalo uu madaxweynuhu soo …