Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Shirka hannaanka deyn-cafinta oo ka furmay magaalada Nairobi  Waxaa maanta Magaalada Nairobi ka furmay shirka hannaanka deyn-cafinta Soomaaliya, kaas oo socon doona muddo Afar maalmood ah, waxaana goobjoog ka ah qaar ka mid ah hey’adaha Dowladda Soomaaliya oo ay hoggaamineyso …

1st October 2024  admin  

Wasiirka Amniga XFS oo kulan la qaatay Danjire Souef Mohamed El-Amine Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Gaarka ah ee Gudoomiyaha Golaha Midowga Africa ahna Madaxa ATMIS, Danjire …

1st October 2024  admin  

Ra’iisal wasaarihii hore ee Scotland oo la xidhay LONDON – Ra’iisal wasaarihii hore ee Scotland Nicola Sturgeon ayaa la xidhay, iyada oo saldhiga lagu hayey illaa toddoba saacadood, ka dib markii ay si iskeed ah u tagtay saldhiga booliska si …

1st October 2024  admin  

Agaasimaha Guud ee Ciidamada PMPF Mudane Abdulrab Nour ayaa komeer shaqo ku gaaray saldhigga ciidamada PMPF ee degmada Qandala ee gobolka Bari. Agaasimaha oo ay ku weheliyeen Kormeerka Agaasime Ku-xigeenka ciidamada PMPF Mudane Maxamuud Silaal Cumar iyo saraakiil Sarsare oo …