26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Hay’adaha Sharci fulinta sida Golaha Garsoorka iyo Laamaha Amniga Puntland, Kulanka ayaa ku saabsanaa dardargelin shaqo iyadoo Madaxweynuhu uu warbixin ka dhegaystay Golaha Garsoorka iyo Saraakiisha laamaha Amniga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*