Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th May 2025  admin  

Maalmihii u danbeeyey waxaa soo baxaayey warar sheegaya in ay jiraan Xildhibaano ku kacsan Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre kuwaas oo doonaya in ay xilka ka tuuraan isaga oo aan sanad shaqeyn!. Inkasta oo Mooshinada badanaa Xildhibaanadu keenaan ay siyaasiyiin gadaal …

16th May 2025  admin  

Boqorka sacuudiga, Salmaan Bin Cabdul Casiis, ayaa wax ka beddelay qaabka dhaxalka boqortooyada, isagoo wiilkiisa, Maxamed Bin Salmaan, ka dhigay ninka dhaxli doona boqornimada. Ninkii dhaxalka boqortooyada lahaa, amiir Maxamed Bin Nayef, ayaa darajadaas laga xayuubiyey, waxaana laga eryey wasiirnimadii …

16th May 2025  admin  

Garaad Saleebaan iyo Boqor Cabdullaahi oo ka hor yimid heshiiskii Cali Khaliif ee uu la galay ibeesha Isaaq. Allsanaag.com…

16th May 2025  admin  

Suldaan beesha Isaaq ayaa sheegay in Cali Khaliif ay la socdaan oo kaliya qaar ka mid ah beesha uu ka dhashay, marka waa inaan isaga dastuurka beesha Isaaq loo furin. https://youtu.be/ZROl-ubq4GQ Allsanaag.com  …